RW Khayre oo dhalinyarada Dhuusamareeb kala qeyb galay Orod jimicsi ah (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta booqday garoonka kubbadda Cagta Dhuusamareeb (Dhuusamareeb Stadium) oo ay ku sugnaayeen boqollaal dhalinyaro ah. Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo la jimicsaday dhallinyarada garoonka ku sugnaa waqtina la qaatay ayaa ka xog wareystay baahiyada ay qabaan, waxa ayna dhallinyadu u sheegeen inay u baahanyihiin in horumariyo … Continue reading RW Khayre oo dhalinyarada Dhuusamareeb kala qeyb galay Orod jimicsi ah (Sawirro)